Iid Celeberation on Somali Voices

Most Muslims and Somalis will celebrate Eidal Adhaa on Tuesday, Wednesday and Thursday. Somali Voices will share with its listeners this great day

Soomaalida iyo dadka Muslimiinta badankood waxay u dabaaldagayaan maalinta Ciidul Adxaaga. Haddaba bahda Codka beesha Soomaaliyeed waxay la qaybasanayaa dhageystayaasha maalintaas faxada leh.

nagala soo xiriir emaylka: samatar22@yahoo.com