Eid Celeberation on Somali Voices

This week Somalis in the USA will celebrate Eid Adha and Somali Voices is here to give our listeners a chance to send their warm greetings to their relatives, friends both in the USA and around the world.

Toddobaadkan waxay dadka Soomaaliyeed ee ku nool Maraykanka ay u dabaaldegayaan Ciidul Adxaa, haddaba idaacada KFAI, qaybta Codka Beesha Soomaaliyeed ay fursad u siineysaa dhageystayaasha in ay hawada salaamo diiran u marin karaan

Samatar Sooyaan